Sheekh Umal oo talo Muhiim ah siiyay Madaxweynaha kursiga isku dhejinaya ee Farmaajo

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culumada soomaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa khudbad dheer uu jeedinayay waxa uu kaga hadlay siyaasadda Soomaaliya oo xiligan mareysay meel cakaran isagoo baaq u diray madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday iyo Midowga Musharaxiinta. Sheekh Umal ayaa si gaar ah kaga hadlay kursi jaceelka, tartanka jagooyinka dalka  iyo … Continue reading Sheekh Umal oo talo Muhiim ah siiyay Madaxweynaha kursiga isku dhejinaya ee Farmaajo